Tareemada oo loo Joojiyey Duufaan Darteed


Dhammaan waxaa la joojiyey tareemmada dhanka waqooyi u dhaafaya bartamaha dalka muddo 12 saacadood ah iyada oo laga cabsi-qabo duufaanta Dagmar ee caawa la dhowrayo inay dalka ku dhufato. Waa tareemo rakaab ee qiyaastii gaaraya 10 illaa 15 tareen iyo lix xamuul ah.
– Laga bilaabo caawa siddeeda fiidnimo illaa iyo siddeeda arrornimo ee berito, sida uu sheegey Peter Behrman, ahna madaxa laanta wararka ee hayadda gaadiidka.
Waxaa sidoo kale laga cabsi qabaa in goobaha ay duufaantaasi ugu xoog badan tahay gaarsiiso caqabad la xiriirta koronto la’aan.

Posted on 27/12/2011, in Uncategorized. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: