Nin sodohdiis si arxan daraha u dilay kadib muran dhaxmaray

Nin ku nool magaalada Borås ee galbeedka Swedenharaati ku dilay sodohdiis oo 60 sano jir ah. Muranka dhex maray ninkaan iyo sodohdiis ayaa ka bilowday ka dib markii uu soo dajiyay qorshe lagu qiyaanayo dowlada.

Qorshaha ayaa ahaa in ninkaan uu noqdo caawiyaha haweeneyda waayeelka ah, isagoo mudo si qasab ah uga saxiixayay warqadaha lagu qaato lacagta. Ka dib markii uu qilaaf ka dhashay arintaas ayuu ninkaan haraati feeraha uga dhuftay haweeneyda waayeelka ah taasoo keentay in mudo ka dib ay u geeriyooto dhaawaca soo gaaray.

Si kastaba ha ahaatee, ninkaan ayaan lagu xukumin in uu dil geystay balse waxaa lagu xukumay in uu weerar geystay isagoo 3 sano oo keliya xabsi ku jiraya. Sidoo kale ninkaan ayaa la ganaaxay 180,000kr oo la xiriirta jirdil uu u geystay xaaskiisa iyo walaasheed.
ayaa lagu xukumay 3 sano oo xabsi ah ka dib markii uu

Posted on 24/12/2011, in Uncategorized. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: