Haweenay lagu eedeeyay in ay la seexatay wiil da’a yar wadanka ku jooga

Haweenay ka shaqeysa xarunta soo dhaweynta caruurta magangalyo doonka ah ee wadanka dyimaada ayaa lagu eedeeyay in ay la seexatay mid ka mid ah wiilasha halkaa ku xareysan oo wadanka ku joogo 16 sano.

Haweeneyda ayaa shaqada laga cayriyay isla markaana dacwo looga gudbiyay booliska iyadoo lagu eedeeyay in ay ka faaidaysay wiilka maadaama ay qaabilsanayd daryeelkiisa.

Hadaba ma la dhihi karaa haweeneyda ayaa ka faaideysatay wiilka mise isaga ayaa ka faaideystay maadaama uu wadanka da’a yar ku joogo?
a’da yar ku

Posted on 24/12/2011, in Uncategorized. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: